Maxay tahay sababta ay Al-shabaab ciidamada dowlada u weerarto xiliga aroornimada?

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga dowlada Soomaaliya Jen. C/llaahi Cali Caanood ayaa ka hadlay sababta Al-shabaab ay u beegsadaan fariisimaha ciidamada DF xiliga aroortii. Jen. Caanood ayaa sheegay in qaadku yahay sababta arrintan keentay, maadaama buu yiri habeenkii oo dhan ciidamada badankood ay qayilaan, xiliga aroorrtiina ay kala daadsan yihiin, taasoo uu xusay iney tahay sababta Al-shabaab … Continue reading Maxay tahay sababta ay Al-shabaab ciidamada dowlada u weerarto xiliga aroornimada?